Cunto Soomaali

Culture General Lifestyle
Ads
Recent Comments
Instagram
  • Waterproof luminous automatic fashion watches for men

Affordable price: get it now at kaadeego.com or the direct link at
https://goo.gl/DDrcQv
  • Breathable casual shoes for menโ€™s sports

Get it now at https://goo.gl/GMneN8

#ganacsisomalia #ganacsigroup  #somalia #somaliboy #somalifashion #somalifashionmodel #my252๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด #my252 #somalientreprenuers
  • Kawaha fudud ee Ragga. Waxa lagugukeena qiimo la aqaan hada  joogtid wadamada Kenya, Somalia, UK, United States, Australia, iyo Sweden. 
Ka adeego hada https://goo.gl/qLGtQL

Men summer shoes . Free shipping ๐Ÿšข for those in Kenya, Somalia, UK, United States, Australia, and Sweden. 
Shop now at https://goo.gl/qLGtQL

#somalia #somaliboy #ganacsigroup #ganacsisomalia #my252 #my252๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
  • IPhone 5 and 5s at discount prices. https://goo.gl/ALJ2CN

#Somali #Somalia #ganacsisomalia #ganacsigroup #my252 #my253 #my252๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด #fashion #kaadeego #kaadeego.com #ecommerce
  • Menโ€™s fitting suit

Best-selling 50% discount get yours now https://goo.gl/M36uoc

#Somalia #Somali #ganacsigroup #ganacsisomalia #my252 #my252๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด #djibouti #my253
  • Sound Intone I9 Lightweight Headphones Headsets Earphones

Get it now at https://goo.gl/Ea1UM5.  #my252 #Somalia 
#ganacsigroup
  • C3 Headphones with Mic 3.5Headsets for iPhone Android.  Get it now at.  https://goo.gl/Y5Uett

#my252 #Somalia #ganacsigroup #GanacsiSomalia

Follow Me!

Cunto Soomaali (Af-Ingiriis: Somali cuisine; Af-Carabi: ู…ุทุจุฎ ุตูˆู…ุงู„ูŠ) waa cuntada ay caanka ku yihiin dadka Soomaalida meel kasta ooy aduunka kaga nool yihiin.[1] Cunto Soomaaliga waxaa ka id ah cuntada hido iyo dhaqanka, casuumadaha, cuntada maalin kasta la isticmaalo iyo dhamaan raashinka dadka Soomaalidu isticmaalaan sida hilibka, sukhaarka, bariiska, baastada, garowga, heeda iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxa cunto Soomaaliga ka mid ah habka iyo qaabka dadka Soomaalida u diyaariyaan (kariyaan) cuntada, iyo noocyada u khaaska ah dadka Soomaalida.

Guud ahaan, shacabka caalamka waxaa caado u ah in dhaqanka, luuqada, iyo aqoonta la kala amaahdo. Sidaas darteed waxaa jira waxyaabo badan oo dadka Soomaalida ah ka soo amaahdeen wadanada jaarka ah, noocyo Soomaalidu aliftey, iyo waxyaabo khaas u ah bulshada Soomaalida. Cuntooyinka Soomaalidu ku caanka tahay waxaa ka mid ah canjeerada/laxooxda, sambuus, xalwo, sabaayada, malawaxa, qureebaad, canbuulada iyo sukhaarka.

TAGS
RELATED POSTS

LEAVE A COMMENT