Intaadan Falin Kafiirso

General
Ads
Recent Comments
Instagram
  • Waterproof luminous automatic fashion watches for men

Affordable price: get it now at kaadeego.com or the direct link at
https://goo.gl/DDrcQv
  • Breathable casual shoes for men’s sports

Get it now at https://goo.gl/GMneN8

#ganacsisomalia #ganacsigroup  #somalia #somaliboy #somalifashion #somalifashionmodel #my252🇸🇴 #my252 #somalientreprenuers
  • Kawaha fudud ee Ragga. Waxa lagugukeena qiimo la aqaan hada  joogtid wadamada Kenya, Somalia, UK, United States, Australia, iyo Sweden. 
Ka adeego hada https://goo.gl/qLGtQL

Men summer shoes . Free shipping 🚢 for those in Kenya, Somalia, UK, United States, Australia, and Sweden. 
Shop now at https://goo.gl/qLGtQL

#somalia #somaliboy #ganacsigroup #ganacsisomalia #my252 #my252🇸🇴
  • IPhone 5 and 5s at discount prices. https://goo.gl/ALJ2CN

#Somali #Somalia #ganacsisomalia #ganacsigroup #my252 #my253 #my252🇸🇴 #fashion #kaadeego #kaadeego.com #ecommerce
  • Men’s fitting suit

Best-selling 50% discount get yours now https://goo.gl/M36uoc

#Somalia #Somali #ganacsigroup #ganacsisomalia #my252 #my252🇸🇴 #djibouti #my253
  • Sound Intone I9 Lightweight Headphones Headsets Earphones

Get it now at https://goo.gl/Ea1UM5.  #my252 #Somalia 
#ganacsigroup
  • C3 Headphones with Mic 3.5Headsets for iPhone Android.  Get it now at.  https://goo.gl/Y5Uett

#my252 #Somalia #ganacsigroup #GanacsiSomalia

Follow Me!

Intaadan Falin Kafiirso

Maalin Maalmaha Kamid Ah Ayaa Nin Dhalinyaro Ah Oo 25 Jir Ah Iyo Aabihiis Oo Tareen Wada Saaran, Waxa Uu Ninkii Dhalinyarada Ahaa Isaga Oo Daaqada Tareenka Eegaya Ku Dhawaaqay “Aabe Fiiri Dhirtu Gadaal Ayay U Socotaaye!”.

Aabihii Ayaa Bilaabay Inuu Dhoolacaddeeyo, Iyada Oo Dadkii Tareenka La Saarnaana Ay La Yaabeen Hadalka Caruurnimada Ah Ee Uu Ku Hadlay Inanka Barbaarka Ah Ee Odayga La Socda.

Ninkii Dhalinyarada Ahaa Ayaa Mar Kale Isaga Oo Dhawaaqaya Waydiiyay Aabihiis “Aabe Fiiri Daruuruhu Innaga Ayay Inala Ordayaane!”.

Qaar Kamid Ah Dadkii Tareenka Saarnaa Oo La Yaaban Su’aalaha Inanka Ayaa Odaygii Waydiiyay “Maxaad Wiilka Dhakhtar Fiican U Gaynwayday?”, Odaygii Oo Markale Dhoolacaddaynaya Ayaa Ku Jawaabay ” Waan Geeyay Hadda Ayaana Ka Soconaa Isbitaalka, Wiilkaygu Wuxuu Ahaa Mid Ku Dhashay Indho La’aan Maaanta Ayaana Aragti Uu Indhihiisa Wax Ku Arko Ugu Horraysa.”

Sheekadaani Waxay Ina Tusaysaa In Qof Walba Oo Dunida Ku Nooli Uu Leeyahay Qiso U Gaar Ah Iyo In Sidoo Kale Aynaan Wax Walba Qiimayn Inaga Oo Aan Ogayn Ujeedka Dhabta Ah Ee Ka Dameeya.

In Aad Qof Ku Eedaysid Arrin Aadan Ogayn Waxay Kamid Tahay Calaamadaha Jaahilnimada, Sidaa Daraadeed Ahow Qof Raadiya Sugnaanshaha Arrin Walba Oo Aad Doonaysid In Aad Qof Ku Eedaysid Ama Ku Dhaleecaynaysid.

Beryahaan Dame Waxaa Baraha Bulshadu Ku Kulanto Ku Batay Is Eedayn Iyo Wax Iska Sheegid Soomaalida Dhexdeeda Ah, Sidaa Daraadeed Waxaan Walaalaha Soomaaliyeed Meel Walba Oo Ay Joogaan Kula Dardaarmayaa Ka Faaiidaysiga Bisha Barakaysan Ee Ramadan, Aynuna Noqono Kuwo Isi Saamaxa Ilaahayna Isu Dhiiba Ducadana Badiya Si Ilaahay Inooka Dul Qaado Dhibaatooyinka Ina Ragaadiyay.

TAGS
RELATED POSTS

LEAVE A COMMENT